Services
Waxaan samaynaa Programm ballaaran
waxaan samaynaa adeeg kasta oo digital ah , una baahan kara Promotion
Sidee ayaan kuu caawin karnaa ?
Keliya Nala soo xiriir oo noosheeg baahiyaaga gaarka ah ee ku aadan dhinaca Digital Serviceka , wixii fikrad ah ee ubaahantahay waxaan kuugu qabanaynaa wax kayar 24h.
Design
Waxaa Design gareynaa Websites , Logo, Architect , Systems for managements iyo wixii lamid ah.
Development
waxaa sare uqaadnaa oo develop gareynaa Facebook Pages, Websites iyo wixii lamid ah ..
Marketing
sidoo kale waxaa Promotion usamaynaa oo digital marketing usamayn karnaa ganacsiyada yar yar iyo kuwa waa waayn , annagoo isticmaalayno tools power uleh marketting-ka ..
Social Media
waxaa qibrad dhamaystiran uleenahay qaybaha social media annagoo samayn karno wax allaale wixii aan ugu baahno social media platforms.
eCommerce
systems-keenu waxay ku salaysan yihiin qaad eCommerce ahaan ah , waxaana adeegeenu ku bixin karnaa qaab electronic ah ..
Help & Support
mar walba waxaan diyaar unahay inaanu caawino bulshada qaybaheda kala duwan , waxaana howlaha qabanaa 24h.
Our Customers
"Amazing Designs and Quality Work!"

Majeceshahay inaad nala billowdo mashruuc?
jawaabtaadu haday haa tahay waxaa hubaal ah inaad guulaysan doonto ,sidoo kale gaari doonto yoolkaaga !