Welcome To Jakatoon Digital Promotion !
Create Amazing Business Ideas in this Digital Age !
Waxaa gacan kagaysan karnaa horumarinta ganacsigaaga, annagoo sare uqaadayno una samaynayno Digital Promotion.
Sidee ayaan kuu caawin karnaa ?
Keliya Nala soo xiriir oo noosheeg baahiyaaga gaarka ah ee ku aadan dhinaca Digital Serviceka , wixii fikrad ah ee ubaahantahay waxaan kuugu qabanaynaa wax kayar 24h
Design
Waxaa Design gareynaa Websites , Logo, Architect , Systems for managements iyo wixii lamid ah
Development
waxaa sare uqaadnaa oo develop gareynaa Facebook Pages, Websites iyo wixii lamid ah .
Marketing
sidoo kale waxaa Promotion usamaynaa oo digital marketing usamayn karnaa ganacsiyada yar yar iyo kuwa waa waayn , annagoo isticmaalayno tools power uleh marketting-ka .
Social Media
waxaa qibrad dhamaystiran uleenahay qaybaha social media annagoo samayn karno wax allaale wixii aan ugu baahno social media platforms .
eCommerce
systems-keenu waxay ku salaysan yihiin qaad eCommerce ahaan ah , waxaana adeegeenu ku bixin karnaa qaab electronic ah .
Help & Support
mar walba waxaan diyaar unahay inaanu caawino bulshada qaybaheda kala duwan , waxaana howlaha qabanaa 24h
Portfolio
waxaan qabanaa : Database management system , waxaan samaynaa Facebook Promotional , waxaan samaynaa webdesing , waxaan sare uqaadnaa oo digital promotion usamaynaa iskuulada , ganacsatada iyo ururada kale uu ubaahan !




Our Customers
"Amazing Designs and Quality Work!"

Meet Our Leadership
wixii macluumaad dheeraad ah ee aad uga baahantahay shirkaddeena waxaad lawadaagi kartaa amaba aad weydiin kartaa madaxda shirkadda !

Jaki Omar
Operation Manager

Abdihakim
Director OPS

Abdikani
CEO
Majeceshahay inaad nala billowdo mashruuc?
jawaabtaadu haday haa tahay waxaa hubaal ah inaad guulaysan doonto ,sidoo kale gaari doonto yoolkaaga !